Dhageyso:Taliska Booliska Soomaaliya oo booqday Dugsiga Tababrka Ciidanka ee Carmo

Taliyaha ciidanka Booliska dowlada Fedraalka Soomaliya Xassan Maxamed Xijaar oo booqasho iyo indha indhayn ku maraya deegaanada maamul goboleedka Puntland ayaa booqday kulliyadda booliska Carmo oo ah Kulimada ugu weyn ee ciidamada lagu tababaro oo ku taala deegaanada Maamulka Puntland.
Saraakiisha ciidanka Booliska Puntland iyo Masuuliyiinta gobolka Bari ayaana soo dhaweeyay Taliska Booliska iyo wafdiga kale ee l sacday waxayna sheegeen inay booqashadaan ku marayaan dhamaan deegaanada Maamul goboleedyada Sidoo kalena dib u dayactir lagu Samayntoon Kulimada Tababarka Ciidanka booliska ee Magaalada Carmo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here