DHAGEYSO:Taliska booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay socdaalkooda maamul goboleedyada

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiil kale oo wehlinayay ayaa soo gebagabeeyey socdaal toddobaadyo qaatay oo ay ku marayeen deegaanada ay Doorashooyinku ka dhacayaan ee Maamullada Puntland iyo Galmudug.
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Dhame Sadiiq Aadan Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay Socdaalka taliyaha booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha kale ee la socotay ay ku tageen Magaalooyinka Maamulka goboleedyada ee loo asteeyay inay doorashada Federaalku ka dhacdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here