DHAGEYSO:Taliska Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay Ciidamada Nabadaynta wada

Taliyaha Guutada 15-aad ee qaybta 21 Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Mascuud Maxamed oo la dar-daarmaya Ciidamada ku howlan nabadeynta iyo isku soo dhoweynta Bulshada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay inay howlahooda Sii laba jibaaraan ayagoo qalbi wanaagsan ku shaqaynayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here