DHAGEYSO:Taliska Ilaalinta Canshuuraha ee Booliska Soomaaliyeed oo ka digay in Qaymaha Cunooyinka shacabka lagu Kordhiyo

Taliyaha hoggaanka ilaalinta Canshuuraha iyo dhaqaalaha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka digay in Canshuurta lagu kordhiyo Shacabka Soomaaliyeed.
Shir Jaraa’id ee uu maanta qaabtay Ganaraal Cabdullahi Xasan Bariise Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayuu ka soo saaray digniintiis wuxuuna u diray Ganacsatada isagoo u sheegay aysan sara u qaadin maciishada Quutul-daruuriga ah, iyagoo ka faa’iideeysanaya dadaalka loogu jiro ka hortaga cudurka Corona Virus ee COVID 19.
Sidoo kale Taliyaha Hoggaanka ilaalinta Cashuuraha ee Ciidanka Booliska ayaa sheegay in tallaabo laga qaadi doono qofkii qaadan waayo digniinta ay u Soo saareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here