DHAGEYSO:Taliska Xooga dalka Soomaaliya oo sheegay inay dileen Xubno AL-shabaab ah

Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya qaybta 60-aad ee ka howlgasha deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgaladii ugu danbeeyay ee ay goboladaas ka fulyeen isagoo xusay inay dileen Xubno AL-shabaab ah sidoo kalena ay hub ka furteen.

Hadalka Taliyaha qaybta 60-aad ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa imaanaya ayadoo xalay Al-shabaab weerar ay ku qaadeen xero ku taalada Magaalada Diinsoor ee gobolka Baay halkaasoo uu dagaal kooban ku dhexmaray ciidanka Xoogga dalka iyo Al-shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here