DHAGEYSO:Taliyaha Saldhiga Degmada Balcad oo dowlada ugu baaqay in dib loo dhiso Saldhigaas

Saldhigga Booliska degmada Balcad ee gobolka Shabellada Dhexe oo aan gabi ahaanba shaqeyn muddo 2 sano ku dhaw Sababo la xaiira inuu Burbursan yahay ayaa dowlada Soomaaliya iyo maamulka Hirshabeelle loogu baaqay inay wax ka qabtaan.
Taliyaha Saldhiga Ciidanka Booliska ee degmada Balcad gaashaanle dhexe Xuseen Macalim Cabdulle ayaa sheegay inaysan labo sano Saldhigaan wax maxaabiis ah ku xirin maadaama ay ka cabsi qabaan inuu ku soo dumo oo ay ka dhalato dhibaato kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here