DHAGEYSO:Taliyihii Booliska Dhuusamareeb Oo Is Casilay

Taliyihii Ciidanka Booliiska ee Magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug ayaa xalay saqdii dhexe ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii uu ka haayay Booliska Galmudug.
Dhamme Burhaan Axmed oo ah Taliyaha is Casilay ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay sababta keentay inuu xiligaan xilka Casilo, sidoo kalena fariin baaq ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here