DHAGEYSO:Tallaalka xoolaha oo ka socdo Garissa

Waxaa ismaamulka Garissa ka socdo tallaal lagu sameynayo xoolaha nool ee la dhaqdo kaasoo shalay laga billaabay dowlad deegaankaas.
Waxaa la tallaalayaa xoolaha sida ariga iyo lo’da .
Wasiirka beeraha iyo xannaanada xoolaha ee ismaamulka Garissa Maxamad Cabdi Shaale oo arrintan faahfaahin ka bixiyay ayaa xoolo dhaqatada ugu baaqay inay fursadda ka faaiidaystaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here