DHAGEYSO:Tirada dadka qaba Caabuq Corona ee Soomaaliya oo korortay

Wasiirka wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Fowzia Abiikar Nuur oo bulshada Soomaaliyeed xalay la wadaagaysay xaaladaha Cudurka Covid 19 ayaa sheegtay Kiisas Cusub iyo dadkale oo xanuunka u dhintay.
Wasiir Fowzia ayaa sidoo kale Bulshada kula dardaaran tahay inay Taxadar Dheeraad ah muujiyaan markasta sidoo kalena ay qaataan talooyinka waaxyaha caafimaadka ay sida maalinlaha ah ula wadaagaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here