DHAGEYSO:Tuulo ka tirsan Dadaab oo la gaarsiiyay adeegyo ay bulshada u riyaaqday

Bulshada ku nool tuulada Cabdisugoow ee deegaanka Dadaab ayaa ka mahad celiyay adeegyo ay baahi badan u qabeen oo la gaarsiiyay sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here