DHAGEYSO:Tuulo ku taalla Dadaab oo shacabka ku nool ay codsanayaan in ceel biyood loo hagaajiyo

Bulshada ku nool tuulada maleeleey oo ka tirsan deegaanka Dadaab ayaa waxaa ka halaabay ceelkii ay biyaha ka cabi jireen waxayna codsadeen in laga caawiyo hagaajinta ceelka oo ay baahi badan u qabaan
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here