DHAGEYSO:UNHCR oo geel siisay howlwadeeno uga shaqeyn jiray Fafi

Hay’adda qaxootiga adduunka ee UNHCR ayaa xoolo u qaybisay qaar ka mid ah dadka degmada Cali Juqur ee ismaamulka Garissa kaddib markii ay ka dhammaatay shaqadii ay ku qaban jireen xafiiska hay’adda ee deegaankaas oo la xiray.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta warkan Fafi nooga soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here