DHAGEYSO:Ustaad Cabdulqaadir Mursal oo Maraykanka lagu aasay

Waxaa Maanta lagu aasay gobolka Minnesota dalka Mareykanka Eebe ha u naxariistee Ustaad Cabdulqaadir Maxamed Mursal oo shalay ku geeriyooday Maraykanka.
Aaska Ustaadka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wariyeyaasha Soomaaliyeed ee Maraykanka Ku nool,Eheladiisa iyo dad fara badan waxayna dhamaantood qireen inuu ahaa Qof aad u wanaagsan halyeey qaran oo dalkiisa iyo dadkiisaba ugu soo shaqeeyay sida ugu wanaagsan islamarkaana ahaa qof aad ugu wanaagsanaa la dhaqanka bulshada oo Ahlu-diin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here