DHAGEYSO:Waa maxay sababta dumarka loogu mashquulo marka ay waddooyinka marayaan

Hablaha Soomaaliyeed ayaa mararka qaar lagu dhibaateyaa habka labiskooda xilliyada ay suuqa marayaan arrinkaas oo dumarka ay dhibsadaan.
Haddaba maxaa arrinkan sabab u ah
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan noo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here