DHAGEYSO:Waa maxay sababta soomaalida qaar ay ugu dabaaldegaan maalinta ay dhasheen?

Ninba maalin ayuu dunida ku soo biiray balse waxaa waayadan dambe soo badanaya dhallinyarada baraha bulshada isugu hambalyeeynaya maalinkii ay dhasheen iyadoo qaar ka mid ah ay dhigtaan xaflado.
Waa maxay sababtu maxayna diinta islaamka ka qabtaa xuska maalinkii uu qofku dhashay.
Anwar Maxamad ayaa warbixintan ku eegaya .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here