DHAGEYSO:Waa maxay sirta dadka guusha ka gaaro ganacsiga?

Qof kasta waxaa uu jecel yahay inuu sameysto ganacsi uu guul ka gaaro hasa ahaate waxaa lagu kala horumaraa qaabka looga gudbo caqabadaha ganacsadaha soo foodsaaro.
Haddaba waa maxay waxyaabaha qofka u fududeeyo inuu ku guulaysto hammigiisa ganacsi ee uu leeyahay
Farxaan Cali ayaa warbixintan ku eegaya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here