DHAGEYSO:Waalidiinta dhalay Baby Pendo oo hadlay

Waalidiinta dhalay Baby Pendo,oo ahaa canug isaga oo dhalan 6 bilood ay dileen ciidamada booliska xilii lagu guda jiray isqabqabsigii siyaasadeed ee dalka ka dhacay 11-kii bishii August 2017-kii.
Waalidiintan ayaa hadalo qiiro leh ka hor jeediyay mas’uuliyiinta maanta isugu timid munaasabadda furitaanka BBI.
Waxaa ayna ku baaqayaan in uusan mar kale dalka dhiig ugu daadan siyaasad darted.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here