DHAGEYSO:Waalidiinta Magalada Garissa oo loogu baaqay inay Wabiga Tana ka ilaashadaan carrurta

Gudomiyaha dallada ururada dadka naafada ah e Garissa Adan Bile aya waalidinta ku nool magala Garissa waxa u ugu baaqay in carurta ay ka ilaashadan wabiga Tana river e mara Garissa.
Adan aya kamid ah ehelada sadax will o malma ka hor ku dhacay wabiga Garissa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here