DHAGEYSO:Waalidiinta oo loogu baaqay inay isha ku hayaan carruurta maadaama ay dugsiyada xiran yihiin

Waalidiinta ayaa loogu baaqay inay ubadkooda ka warqabaan xilligan adag ee wax barashada ay xiran tahay si aynan carruurta saameyn uga soo gaarin waxyaabo halis ku ah mustaqbalkooda.
Sido kale waalidiinta ayaa lagu booriyay inay dhalinyarada baraan farsamada gacanta xiriir dhowna la yeeshaan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhamaystiran Dadaab ka soo diray

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here