DHAGEYSO:Waalidiinta soomaaliyeed oo lagu booriyay inay si dhow ula socdaan labiska carruurtooda

Sheekh Cabdicasiis dhaqane oo ka mid ah ducaadda ismaamulka Mandera ayaa waalidiinta soomaaliyeed iyo macallimiinta dugsiyada dhigaya ugu baaqay inay fiiro gaar ah u lahaadaan labiska caruurtooda ama ardayda.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in qaabka ay ardayda qaar u labistaan uunan ahayn mid waafaqsan dhaqanka wanaagsan.
Sido kale waxaa uu ka digay in arrintan laga aamuso isagoo xusay in haddii aan wax laga qaban, saameyn ay ka dhalan karto mustaqbalka waxaana hadaladiisa ka mid ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here