DHAGEYSO:Waayeel uu 8 sano canug ka xanuunsan yahay oo codsanaya in la caawiyo

Axmad Cali Macallim waa aabbe soomaaliyeed oo ku nool tuulada Naikara ee galbeedka ismaamulka Narok waxaana muddo sideed sano ah ka xanuunsan canug yar oo uu dhalay.
Wiilkiisa ayaa qabo xanuunka qallalka waxaana ilaa iyo hadda aan qoyskan u suurtagelin inay u helaan daawo uu ku caafimaado tabar darri dhaqaale awgeed.
Markii saddexaad ayuu maanta noogu yimid istuudiyaha idaacadda ee magaaladatani Nairobi wuxuuna dhibaatada haysata uga warramay Mowlid Maxamad Shuuriye.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here