DHAGEYSO:Wadada Moyale iyo Bute oo lagu dhib qabo

Waxay cabasho ka soo yeeraysaa shacabka isticmaala wadada u dhexeysa magaalooyinka Moyale iyo Bute oo ka kala tirsan ismaamullada Marsabit iyo Wajeer .
Waxay sheegayaan in roobab culus oo halkaas ka da’ay ay saameyn ku yeesheen howlaha gaadiidka.
Gaadiidleyda ayay dantu ku qasabtay inay maalmo badan hakiyaan safaradooda.
Sidoo kale waxay dadka halkaas ku dhibaateysan sheegayaan in mashruuc dhanka dhismaha wadada ah aan sida habboon loo fulin taasina ay qayb ka noqotay culeyska jiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here