DHAGEYSO:Wadayaasha baabuurta xamuulka ee Nakuru oo cabanaya

Waxay cabasho ka soo yeeraysaa darawaliinta kaxeeya baabuurta xamuulka qaada ee ismaamulka Nakuru.
Waxay sheegayaan inay muddo 5 cisho sugayaan in laga baaro cudurka Covid-19 si loogu ogolaado inay galaan dekadda yar ee magaalada Naivasha.
Darawaliinta ayaa sheegaya in tani ay saameyn ku yeelatay howlahooda waxayna dalbanayaan in wasaaradda caafimaadka ay sida ugu dhaqsiyaha badan u xalliso caqabadda ay wajahayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here