Dhageyso:Wafdi ballaaran oo maanta garaay Dadaab

Waxaa deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa tagay wafdi ballaaran oo isugu jiro xildhibaano, saraakiisha dowladda iyo mas’uuliyiin ka mid ah hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR.
Xildhibaanka deegaanka Koonfurta Wajeer Dr. Maxamuud Sheekh Maxamad Oomaar oo ka mid ah wafdigaasi ayaa goor dhow qadka taleefoonka ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye waxaa uuna ugu horreeyn faahfaahinaya waxyaabaha safarkooda uu ku saleysan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here