DHAGEYSO:Wafdi gaaray dugsiga Sareedo ee Dadaab oo ay duufaan xooggan saameysay

89

Waxaa weli socdo dadaalada wax looga qabanayo dhibkii gaaray qeybta jiifka ee dugsiga hoose dhexe ee Sareedo ee deegaanka Dadaab oo maalin ka hor ay dabeeyl xooggan ku dhufatay isla markaana gebi ahaanba duntay.
Waxaana dugsigaasi booqday mas’uuliyiin ka socday ismaamulka Garissa hay’adaha gargaarka iyo wasaaradda waxbarashada dalka.
Wafdiga halkaasi tagay ayaa waxaa hoggaaminayay wakiilkii hore ee deagaanka hoose ama woodka Abaqayle kana mid ah musharixiinta hadda u taagan qabashada xilkii wakiilka deagaankaasi oo ay maxkamaddu laashay Maxamad Cali Sheekh oo ku magac dheer Aamin Computer.
Socdaalkaasi ayuu warbaahinta faahfaahin ka siiyay waxaaa uuna yidhi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here