DHAGEYSO:Wafdi ka socdo wasaaradda caafimaadka oo Wajeer tagay

Waxaa ismaamulka Wajeer gaaray saraakiil ka socdo wasaaradda caafimaadka dalka si ay indhaindhayn ugu sameyaan sida dowlad deegaankaas uu ugu diyaar garoobay la tacaalidda coronavirus.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warkan oo dhamaystiran noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here