DHAGEYSO:Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliland oo ku sugan Itoobiya

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku sugan wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.
Wafdiga ayaa shalay halkaas gaaray waxaana ku Soo dhaweeyey wasiiru dawlaha arrimaha dibadda Itoobiya Dr.Aklilu hailemecheal.
Sidoo kale waxa wafdiga halkaa kaga biiray wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaaashiga caalamiga ah ee soomaaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ay wehelinayaan mas’uuliyiin kale.
Ujeedada safarka wafdiga madaxweynaha soomaaliland waxaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay afhayeenka madaxtooyada maamulka Soomaaliland Maxamuud Warsame Jaamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here