DHAGEYSO:Wajeer oo looga diyaar garoobaya ciidul fitriga

Suuqa Wajeer

Magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi bari ayaa laga dareemaya diyaar garow ay shacabka ugu jiraan munaasabadda ciidul fitriga in kastoo sannadkan uu jiro hoos u dhac dhanka ganacsiga ah.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here