DHAGEYSO:Wakiilada Garissa oo ku baaqay in la tagero BBI-da

Qaar kamid ah wakiilada aqalka baarlamaanka ee ismaamulka Garisa ayaa ku baaqay in BBI la taagero lagana soo qayb galo shirwaynaha BBI ee bari lagu qabanaaya magaalada Garissa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here