DHAGEYSO:Wakiilka Daanyerre oo dhaliilay Dowladda ismaamulka Garissa

Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Daanyerre oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Balambala ayaa dhaliilay waxqabadka dowladda ismaamulka Garissa isagoo farriin u diray shacabka uu ku matalo golaha hoose ee dowlad deegaankaas.
Maxamad Mooge ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here