DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee ismaamulka Garissa oo ka hadashay falkii dilka ee Garissa

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Garissa Canab Suubow oo ka hadashay falkii dilka ahaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Garissa ayaa ugu baaqday shacabka ree Garissa inay xaalada dajiyaan si askartii dilka fulisay cadaalad loo marsiiyo.
Ugu horeyn waxaa ay tacsi u diraysa qoyska labada nin ee la dilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here