DHAGEYSO:Wakiilka Haweenka ee ismaamulka Wajeer oo ka hadashay Caabuqa CoronaVirus

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Gedi oo ka hadashay cudurka CoronaVirus ayaa ku baaqday in nadaafada lagu dadaalo iyadoona sheegtay in suuqyada ay geeyeen haamo ay biyo jiraan si ay dadka gacmaha ugu dhaqdaan.

Waxaa ay sido kale sheegtay in haweenka ka ganacsada jaadka ay siin doonto lacago ay noloshooda ku maareeyaan intii ay dhibaato ka soo gaari lahayd qaadka ay ii binayaan.

Fatuma Gedi wakiilka haweenka ee dowlad deegaanka Wajeer ayaa dhinaca kale waxaa ay ka dhawaajisay in dadka dan yarta ah la siin doono raashiin iyo deeq kale inta lagu guda jiro waqtikan adag .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here