DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Wajeer oo faahfaahisay faaiidooyinka warbixinta BBI

Iyadoo weli gudaha dalka laga hadal hayo dhaqangelinta warbixinta guddiga dib u heshiisiinta iyo mideynta shacabka ee BBI ayaa waxaa faaiidooyinka laga helayo ka hadashay wakiilka dumarka ee dowlad deegaanka Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here