DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Wajeer oo madaxweynaha ugu baaqday inuu sifeeyo baarlamaanka

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Gedi Cali ayaa madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta u soo jeedisay inuu isbeddel ku sameeyo hoggaanka baarlamaanka.
Waxay hoosta ka xarriiqday inay jiraan mas’uuliyiin xilal ka haya golaha sharci dejinta balse aan taageersaneyn arrimaha BBI.
Fatuma Gedi ayaa sida ay hadalka u dhigtay xustay in shakhsiyaadkaas in muddo ah loo dulqaadanayay sidaas awgeedna la joogo xilligii isbeddelka ka dhacay hoggaanka aqalka sare loo sii gudbin lahaa baarlamaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here