DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Wajeer oo saddex milyan dumar ugu deeqday

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Gedi Cali ayaa qoraal ay soo dhigtay baraha rasmiga ee ay ku leedahay Facebook-ga iyo Twitarka waxay shaaca kaga qaaday inay lacag dhan 3 milyan oo shilin oo qaab jeeg ah ay siisay kooxo haween oo dowlad deegaankaas ka dhisan.
Waxay hoosta ka xarriqday inay ka go’an tahay ka dhabeynta sidii haweenka Wajeer looga taageeri lahaa dhanka dhaqaalaha.
Xilli ay sido kale warbaahinta uga warrantay arrintan ayaa waxaa hadaladeeda ka mid ahaa

Qaar ka mid ah haweenka lacagtaas la siiyay ayaa dareenkooda sidatan u muujiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here