DHAGEYSO:Wararkii ugu dambeeyay doorashadii maanta ka dhacday Abaqayle

Waxaa maanta deegaanka hoose ee Abaqeeyle oo ka tirsan Dadaab ismaamulka Garissa ka dhacday dorashada ku celiska ah ee xilka wakiilka ama MCA-ga.
In ka badan 6000 oo qof ayaa isku diiwaangeliyay ka qeyb qaadashada doorashada waxaana lagu qabtay 12 goobood.
Goobaha codbixinta ayaa furmay 6-dii aroornimo ee saaka waxaana la soo xiray galabta.
Waxaa bilawday tirinta cododka hadana waxaa si toos ah khadka ugu jira wariyaheen deegaanka Dadaab Mohamed Baaruud Xussein oo faah faahin naga siin doona sida ay u dhacday doorashada maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here