DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan isbitaalka magaalada Dhoobley

Isbitaalka magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa leh qeyb gaar ah oo si weyn loo qalabeeyay taasi oo fulisa adeegyada qallinka sida abreeshinka ku saabsan umusha.
Maxamad Baaruud Xuseen oo dhawaan socdaal shaqo halkaasi ku tagay ayaa warbixintan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here