DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan kala duwanaanshaha dhanka noolosha ee Dadaab

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa ka jira xalado baniaadanimo iyo noolal adag oo dhanka rashin yarida , shaqo la’aanta iyo caqabado kala duwan balse dhanka kale waxaa jira dad badan oo horumar iyo heer wanaagsan ka gaaray ganacsiyo ay gacmahooda ku sameysteen in kastoo ay halkaasi tageen iyagoo aan waxbo haysan.
Maxamad Baaruud Xussen ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here