DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan mid ka mid ah dugsiyada Dhobleey oo kaalimaha hore galay

Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Wamo oo ku yaala magaalada Dhobleey ee gobolka Jubada hoose ayaa ka mid noqday 10 iskuul ee galay kaalimaha hore natiijada imtixaankii dugsiyada sare ee dhawaan ay shaacisay wasaaradda taclinta ee Soomaaliya.
Maxamad Baaruud Xuseen oo safar shaqo Dhobleey ku jooga ayaa warbixintaan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here