DHAGEYSO:Warbixin laga siidaayay idaacadda oo saameyntii ugu weynayd ay ka dhalatay

Idaacadda Star FM ayaa waxay horay u soo bandhigtay warbixin ku saabsan aqoonyahan lagu magacaabo Ibraahim Saransoor oo shah ku iibiyo agagaarka wadada ee bartamaha magaalada Mandera.
Waxaa taasi ka dhalatay falcelin aad u weyn oo uu ibraahim u riyaaqay kana mahadceliyay
Saransoor ayaa marka hore idaacadda la wadaagaya hambalyadiisa ku aadan sannadguurada 15-aad

Waxaa uu sido kale ka hadlay isbeddelka yimid kaddib markii warbixin ku saabsan idaacadda ay ka baxday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here