DHAGEYSO:Wariyaasha gobolka waqooyi bari oo caqabado la kulmaan

Suxufiyiinta ismamaul goboleedka Wajeer ayaa sheegay inay caqabado kala kulmaan xarumaha dowladda marka ay warar xaqiiq ah raadinayaan waxaa arrintan warbixin inooga diyaariyay wariyaheen Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye.

Maalin ka hor ayay ahayd markii wariyaasha ka howlgala ismaamulka Mandera loo diiday inay ka qaybgalaan Shir ay magaalada Mandera ku yeesheen madaxda laga soo doorto dowlad deegaankaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here