DHAGEYSO:Warshada Soo saaraysa dharka ciidanka Soomaaliya oo la dhagax dhigay.

70

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa dhagax dhigay warshad so saaraysa darayska ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya taasoo laga Hirgaliyay magaalada Muqdisho.
Dhagax dhiga warshadaan soo saaraysa dharka ciidanka ayaa waxaa Ra’isulwasaarah ku Wehlinayay wasiirka difaaca Soomaaliya,Safiirka Turkiga iyo Saraakiisha Sar sare ee Ciidmaada Soomaaliya waxayna sheegeen in hirgalinta warshadaan ay daboolayso baahi badan oo loo qabay warshad ay leeyihiin ciidmada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.
Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sareeye guud Bashiir Maxamed Jaamac Ayaa warbaahintya u faahfaahiyay warshadaan iyo waxyaabaha ay qabanayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here