DHAGEYSO:Wasaarada awqaafta Soomaaliya oo faahfaahisay isbadalo ay sameeyeen.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Cabdi Xakiin Sheekh Xasan Ashkir ayaa sheegay in wasaaraddu is badal weyn ka sameyn doonto sanadkaan arrimaha xajka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here