DHAGEYSO:Wasaarada gargaarka Soomaaliya oo faahfaahisay khasaare ka dhashay Duufaano

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS ayaa sheegtay in qasaare nafeed iyo mid hantiyadeed ay geysteen Mowjado dabaylo wata oo ku dhuftay xeebaha soomaaliya.
Wasiirka wasaarada Gaargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka iyo Agaasimaa guud ee wasaarada oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in digniinihii ay bixiyeen 18 Bishaan ay dadka Soomaaliyeed Sahladeen taasna ay keenta Khasaaraha sidoo kalena waxay ku booriyeen inay markasta Taxadar Muujiyaan Gaar ahaan Xiliyada la saadaalinayo Khataraha kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here