DHAGEYSO:Wasaarada isgaarsiinta Soomaaliya oo sheegtay inay xal ka gaartay tabashooyin jiray

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay xallisay cabasho la xiriirtay shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta.
Kulan ay isugu yimaadeen qaybaha isgaarsiinta Soomaaliya oo ay ugu horayso hay’ada isgaarsiinta ayaa waxaa laga soo saaray qodobo Muhiim ah oo dhinacyadu ay sheegeen inay dhamaantood Soo dhawaynayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here