DHAGEYSO:Wasaarada warfaafinta Soomaaliya oo sheegtay inay bulshada wacyigalin u samaynayaan

Wasiirka wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay inay Bulshada Soomaaliyeed u samaynayaan wacyigalin kala duwan oo ku aadan hadba arimaha markaas taagan ee bulshadu u baahan tahay inay wax badan ka ogaadaan.
Isagoo xalay Marti ku ahaa Barnaamij ka baxayay Telefishinka qaranka oo ku saabsanaa dood la xiriirta Cudurka Covid 19 ayuu arimahaan ka hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here