DHAGEYSO:Wasaarada Waxbarashada Galmuudg oo ku dhawaaqday Qaaditaanka Imtixaanka Fasalka Sideedaad.

Wasaaradda waxbarshada Maamul goboleedka Soomaaliyeed Galmudug ayaa waxay Maanta ku dhawaaqday in la qaadayo Imtixaanka fasalka 8-aad oo sanadkii labaad ay qaadeyso wasaaraddaas.
Waxayna Waasaradu sheegtay in Imtixaankaan loo qorsheeyay in la qaado 30-ka bisha shanaad kadib markii ay isla eegeen daruufaha jira xiligaasna uu la noqoday midkii ugu haboonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here