DHAGEYSO:Wasaaradda caafimaadka Garissa oo ka hadashay xaaladda 2 qof oo uu Corona saameeyay

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Axmad Nadiir Cumar

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Axmad Nadiir Cumar oo la hadlay idaacadda Star FM ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda caafimaad ee laba qof oo dhawaan cudurka Covid-19 looga helay xeryaha qaxootiga Dadaab ee IFO iyo Dhagaxleey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here