DHAGEYSO:Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta Jubbaland oo kulan la qaatay culimada magaalada Kismayo

Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta ee Jubbaland ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay culimada magaalada Kismayo.
Maxamad Xuseen Salaat ayaa warkan oo faahfaahsan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here