DHAGEYSO:Wasaaradda howlaha guud ee Soomaaliya oo sheegtay inay dib u noolaynta dalka ku howlan tahay

Wasiirka wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska dowladsa Federaalka Soomaaliya Maxamed Adan Macalim Maxamed Soomaali ayaa kulan ku saabsan dardargalinta shaqada Wasaaradda wuxuu la qaatay shaqaalaha wasaaradaasi.
Wasiirka iyo agaasimeyaasha kale ee Wasaaradda ayaa sheegay inay ku howlan yihiin dib u soo noolaynta guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaan Guryaha iyo waddooyinka Caasimadda Muqudisho oo burbur xooggan Soo gaaray mudadii dowlad La’aanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here